Mashallah, i have noticed that in this forum there are lot of somali ppl. Im somali sister, too (suprise ) and i would like to get to know you, insha Allah. And at the same time learn the somali language with you. I know it is much easier to write english but let us try to write in somali islamic threads.
I can tell you that my somali is not that good but i will try, Insha Allah.
First let me introduce myself
Walaalayaal waxaan ahay inan soomaaliyeed oo diinteeda jecel, isguna dayeysana iney sii barato si wanaagsan, Insha Allah. Waxaana daganahay wadan ka mid ah wadamaha scandinaivia. Waxaan wadankaas dagnaa muddo 17 sanno ah. Alxamdulillah, waxaan ka soo baxay jaamacadda waxaana halkaas ka bartay kemistiriga ( im not sure if you write that way ). Imikana waan shaqeeyaa. Walaalayaal waxaan niga codsanayaa inaad idunkuna sidaas isku sheegtaan haddaad rabtaan ma aha khasab, Insha Allah.
Re: For the sisters and brothers who speak soomaali
alhamdulillah, good to see somalis here, tought I was one alone geel left in the dessert
asalaamu aleykum dear my sister and somali brothers
iska warama, xaaladiina kawarama?
aniga waxaan ahay walaalkiin abdi alfattah, maalintii iigu horeeysay ee aan soo galo islamicbord waaye, insha allah kheir ayeey noqo doontaa.
adinka reek ingriiska miyaad tihiin, mise dalalkale?
aniga waxaan ahay reer norway.
qeir ayaan ii rajeenaa.
Re: For the sisters and brothers who speak soomaali
Welcome brother to this wonderful forum. Walaal ku soo dhawoow foorumkan, meesha keligaa ma joogtid soomali kalena wey joogaan. Meeshan waxaad aad iyo aad kaga baran kartaa diinta. Dad wanaagsana wey joogaan, Insha Allah waad barandoontaa si wanagsaan. :smile:
Re: For the sisters and brothers who speak soomaali
Wa alaykum as salaam wa rahmatullaah,
MashaAllaah somaaligeeno waa tamaam! Ma iss embarrass-garaynayo
I came here to let you'll know that there are other Somali threads roaming around this section of the forum, just do a quick search for them if you're interested inshaAllaah.
Re: For the sisters and brothers who speak soomaali
Wa Alaykum Salaam walal Abdi, Norway baa deegaan tahay miyaa? Walashay iyo Hoyodey ba halkaas hadaa joogaan ee adeerkey bey rabeen inaay soo arkaan. Forgive me for my horrible Somali. kay: So dhawoow, ee kursi soo keen. Qof oo shaah haa noo soo kariyaan, ee sheeko culus baan ku haye, lol I kid. kay: Aniga, meeshaan ka imadaa waa Kanada oo cityga Toronto baan deegan ahay. Mashallah Somali badaan ba meeshaan deegan, sida London oo kale. Haye bal, hurdaa ii qabtey bal hadaan soo seexan, barasho wanagsan walaloyal!
Re: For the sisters and brothers who speak soomaali
SisterA. lol haye waan gartey
aniga reer Landan aan ahay..Somalida Southall ka buuxan meelkasto wa aragesa suuq oo Soomaali iyo basaska Doubledeckers oo niin Somaali driver ka aha looool
Almuslimah alxamdulilah wa fiicanahay..adi? xata ya waaye Faizah?? oops wa la ku disablay loooool iska iiloow Salaam!!
Hey there! Looks like you're enjoying the discussion, but you're not signed up for an account.
When you create an account, we remember exactly what you've read, so you always come right back where you left off. You also get notifications, here and via email, whenever new posts are made. And you can like posts and share your thoughts.
Sign Up
Bookmarks