
Mashallah, i have noticed that in this forum there are lot of somali ppl. Im somali sister, too (suprise

I can tell you that my somali is not that good but i will try, Insha Allah.
First let me introduce myself
Walaalayaal waxaan ahay inan soomaaliyeed oo diinteeda jecel, isguna dayeysana iney sii barato si wanaagsan, Insha Allah. Waxaana daganahay wadan ka mid ah wadamaha scandinaivia. Waxaan wadankaas dagnaa muddo 17 sanno ah. Alxamdulillah, waxaan ka soo baxay jaamacadda waxaana halkaas ka bartay kemistiriga ( im not sure if you write that way
