For the sisters and brothers who speak soomaali

  • Thread starter Thread starter Samiira
  • Start date Start date
  • Replies Replies 50
  • Views Views 7K

Samiira

Well-known member
Messages
53
Reaction score
4
Gender
Female
Religion
Islam
:sl:

Mashallah, i have noticed that in this forum there are lot of somali ppl. Im somali sister, too (suprise :D ) and i would like to get to know you, insha Allah. And at the same time learn the somali language with you. I know it is much easier to write english but let us try to write in somali islamic threads.
I can tell you that my somali is not that good but i will try, Insha Allah.

First let me introduce myself

Walaalayaal waxaan ahay inan soomaaliyeed oo diinteeda jecel, isguna dayeysana iney sii barato si wanaagsan, Insha Allah. Waxaana daganahay wadan ka mid ah wadamaha scandinaivia. Waxaan wadankaas dagnaa muddo 17 sanno ah. Alxamdulillah, waxaan ka soo baxay jaamacadda waxaana halkaas ka bartay kemistiriga ( im not sure if you write that way :D ). Imikana waan shaqeeyaa. Walaalayaal waxaan niga codsanayaa inaad idunkuna sidaas isku sheegtaan haddaad rabtaan ma aha khasab, Insha Allah.
 
alhamdulillah, good to see somalis here, tought I was one alone geel left in the dessert :)
asalaamu aleykum dear my sister and somali brothers

iska warama, xaaladiina kawarama?
aniga waxaan ahay walaalkiin abdi alfattah, maalintii iigu horeeysay ee aan soo galo islamicbord waaye, insha allah kheir ayeey noqo doontaa.

adinka reek ingriiska miyaad tihiin, mise dalalkale?
aniga waxaan ahay reer norway.
qeir ayaan ii rajeenaa.

ws wr wb
your brother Abdi Alfattah
 
:sl:

Welcome brother to this wonderful forum. Walaal ku soo dhawoow foorumkan, meesha keligaa ma joogtid soomali kalena wey joogaan. Meeshan waxaad aad iyo aad kaga baran kartaa diinta. Dad wanaagsana wey joogaan, Insha Allah waad barandoontaa si wanagsaan. :smile:

Norway ka waran soomaali badan ma deganyihiin?.

:w:
 
Wa alaykum as salaam wa rahmatullaah,

MashaAllaah somaaligeeno waa tamaam! Ma iss embarrass-garaynayo :D
I came here to let you'll know that there are other Somali threads roaming around this section of the forum, just do a quick search for them if you're interested inshaAllaah.

Macassalamo :D
 
:salamext:

scandinaivia

If you're writing in Somali, wouldn't it be Skaandanaviya... or something along those lines. Remember the letter 'C' is like the arabic letter: ع.
 
alhamdulillah, aniga waan iska fiicanahay.
norway alhamdulillah soomaali badan ayaa joogta, laakiin faiido malahan badankood :(
insha allah ilaaheey ayaan urajeeyneeynaa in oo soo hanuuniyo, amiin.
 
Wa Alaykum Salaam walal Abdi, Norway baa deegaan tahay miyaa? Walashay iyo Hoyodey ba halkaas hadaa joogaan ee adeerkey bey rabeen inaay soo arkaan. Forgive me for my horrible Somali. :okay: :thumbs_do So dhawoow, ee kursi soo keen. Qof oo shaah haa noo soo kariyaan, ee sheeko culus baan ku haye, lol I kid. :okay: Aniga, meeshaan ka imadaa waa Kanada oo cityga Toronto baan deegan ahay. Mashallah Somali badaan ba meeshaan deegan, sida London oo kale. Haye bal, hurdaa ii qabtey bal hadaan soo seexan, barasho wanagsan walaloyal! :sl:
 
Samiira so dhawoow abaayo, khayr allaha ku siyo, Somalida Yurub Gumeesteen lolol ani reer Ingriis aan ahay waan ku salaamay yaa!

walaalyaal, ma aragateen warka oo ka socota telefishiinka sidee dadkeena oo la leenayan? uu duceeyo baliis

SisterAmeen Hey Kamoon, af Somalikaga wa fiicanyah don't werry
 
:sl: Aww, mahansanid walalo. Magacadana qosolsanaa. ;D

Dadkaa Soomaaliyeed markaan dhameeyo salatka, du'caan uu sameyna, ee khair Ilahay ha ku siiyo walal! Iyo khair dadkaa Soomaliyeed haa na siiyo. Ameen.
 
:sl:

loool Legendary Superhero, Kool sax? masee ceeb wayee?:D lololol marabii dadka LI wiil oo waalan iimeleeyaan:D

and Amiin:cry:

:w:
 
:w: LOL Maya maya, ceeb ma'aha ee magaca 'Ahmed Gurey' ayaan ka hadlayay, fahamtu aboowe (uff, markaan 'walalo' dheho mantag camal ba ii hayso)? :p Wiil oo walan ma tihid. Lakiin wax maku weydiin karaa, xageed deegaan tahay..London.. mise meel kale? Waxan ka maklay walashay inuu meeshaas Somali ka buuxo, balayo! :D
 
SisterA. lol haye waan gartey

aniga reer Landan aan ahay..Somalida Southall ka buuxan meelkasto wa aragesa suuq oo Soomaali iyo basaska Doubledeckers oo niin Somaali driver ka aha looool

Almuslimah alxamdulilah wa fiicanahay..adi? xata ya waaye Faizah?? oops wa la ku disablay loooool iska iiloow Salaam!!
 
:sl: Loooooooooooool the infamous South Hall, subhanallah, cadaan meeshas miyaay ba joogan?

Faizah threadkaan ayaay ku qortay lol, indaha miyaad beeshey? :okay:
 
Assalaamu Calaykum Wa Raxmatulaah,

Masha Allah Tabarakallah meeshan somaalida ayaa ku badatay Alxamdulilaah so dhowaada walaaliyaal.

*I can hear Amirah coming to hunt me down*

I've improved my somali huh? come you must be proud of me Amirah :)
 
welkam, welkam, welkam Abaayo Muminah iyo Amirah, Salaam!

Hokey..warka ii siya lolol waqti deeeer iidinka ma ku arkiin LI meesee ku duumitain? Iskool?,Shaggo Shaggo? lol
 
Maya,maya wa carareen lol hada kliya Soomaali,Bekistani,Hindi iyo reer Bolish meesan joogan hehe

:sl: LOOOOL, Tybical Somali baad tahay adiga..qosol gariir. Abayo Mu'minah, Somali ba tahay? Who would've guessed? :ooh:
 

Similar Threads

Back
Top